BILOWGA
 

 

   RAJO: Rajo ku nool waa raaxa ku nool.



 

Codkaaga nasoo gaarsii!
Maryam Osman

Soo dhowoow!

Magacaygu waa Maryam Yusuf Osman. Haddii aad tahay qof dumar ah una baahan talabixin xagga ganacsiga, aniga ayaa kaa caawin kara kuna siinaya talooyin wax ku ool ah oo khuseeya qaabka loo horumariyo ganacsiga, haddaad keli tahay ama koox tihiin. Anigu waxaan ahay ganacsade, waxaan kaloo ahay hooyo qoys.
Hawlaha intaas ii dheer oo kale waxaa ka mid ah hawsha guddoomiyaha ururka magaciisa la yiraahdo ”Somalisk Kvinnokraft” macnaha soomaali ahaana wuxuu noqonayaa ”Kartida Dumarka Soomaaliyeed”
Waxaad igala soo xiriiri kartaa halkan »  

RAJO waxay kaa caawin kartaa...



Waxaannu gacan ka geysanaynaa kobcinta iyo horumarinta dhaqdhaqaaqa ganacsi ee ay wadaan ama leeyihiin soomaalidu. 

Sii akhri »

 

  Gal

E-meylkaaga:Xarafka xafidan:
Ma illowday xarafka xafidan?
La soo bax warqadda sharraxaysa mashruuca >>


WAXYAALA QABSOOMI DOONA
 
No current news in database.

Newsarchive
© Xuquuda way xafidan tahay Rajo